DAWLADNIMADII BAA LA KALA DHACAYAA!!!

DAWLADNIMADII BAA LA KALA DHACAYAA!!!

Waxaad arkaysaa in maanta qabiiladu ay kala dhacayaan dawladnimadii markii ay waayeen dawlad ku dhisan cadaalad iyo sinaan oo midaysa,  islaax ka dhex dhalisa oo hagta    dee waa jidh bilaa   difaaca beelahu nin  kasta reer buu   dabada saaray  oo nafta lagula cararay si aan looga maroorsan xaqiisa iyo xoolahiisa main.

Alleh ha u naxariiste   Maxamed x ibraahim cigal    gabaygiisi  waxaa ka mid ahaa

Walaaltinimo ninkii kala dilay

haduu cabasho Daynwaayo xaajooyin

duugaabay oo  daalaybaa imane

Haddaba waxaa aynu u baahan ahay siyaasiyiin dhab ah oo cimi baadhis ku samaya   Caqabadaha hortaagan bulshadda reer Somaliland si aynu u ogaano jidka ugu   haboon ee  looga gudbi  karo caqabadahaasi   culus cululs  sida  caddaalad darada  iyo musuqmaasaq,  qabyaalad,kalsoonidaro dhalinyarad haysta

laakiin hadaynu  kursiga saarno ama   fuulaan dad aan haybad u lahyan hogaaminta   wax ma hagaagayaan? Dee waa maya walaalahayga reer somalilandoow.

Haddaba marka hore waa inaynu nolasha  u fikiraanaa  si aynu u  doorano hogaamiye aamina  caqli badan oo cilmi leh  iyo khibrad kaasa   soona  dhisi kara dawlad ku dhisan  caddaalad iyo sinaan hogaamiyaahsoo  ummadda u hogaamiya ILLahay, kana jaheeya bulshada  caqabdahaa aynu kor ku soo xusnay     waayo hadaynu nahay  dadka  reer Somaliland waxay  dhibaato inaga  haysta hogaaminta bal  kaynu dooranaaba waa inooga sii darayaa  hoos uun bay u sii socotaa dawladnimadeeni. Waxaad aragtaa xisbiyadii qaranka Somaliland halkay marayso  qabyaaladu. Tusaale ahaan ninka ku danaysanaya qabyaalada   inuu meel ku gaadho   waxa uu ka soo qabsanayaa qabiilka ugu sareeya  isagoo ku kicinaya qabiilkiisa  qabiilada kale  dabadeena qabiilkii kalena waa u shirayaa  u shiraaya  Waxaad aragtaa xisbiyadii qaranka Somaliland halkay marayso qabyaaladu. Tusaale ahaan ninka ku danaysanaya qabyaalada   inuu meel ku gaadho   waxa uu ka soo qabsanayaa qabiilka ugu sareeya  isagoo ku kicinaya qabiilkiisa  qabiilada kale  dabadeena qabiilkii kalena dhexdiisu SHIR beeleed qabsanayaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

 

 

W.Q   Dr. Abdinasir Ismail Nour

Drnasir908r@gmail.com

Leave a Reply

*