Siyaasi Jaamac Yuusuf Sahal oo  Ku Baaqay in Lamaxkamadeedyo Baashe Moogran ayaa Xabsiga Ladhigay

Siyaasi Jaamac Yuusuf Sahal oo Ku Baaqay in Lamaxkamadeedyo Baashe Moogran ayaa Xabsiga Ladhigay

 

Burco (SLL)Warar Xog Ogaal ah ayaa Sheegaya In Xabsiga Loo Taxaabay Siyaasi Jaamac Yuusuf Sahal oo Doraad Ku Baaqay In Maxkamad Lasoo Taago Baashe Moorgan iyo Wasiiro Kale Oo U Magacabay oo ka tirsan Xukumada Somaliland. Waxaana Xabsiga Loo Taxaabay Saaka Subaxnimadii….Isagoo Hada ku XIdhan Jeelka Dhexe Ee Magalada Burco.

Siyaasigan ayaa Waxaa Xadhigiisa u ku Galabsaday Mar u ka hadlayey Saamiga Itoobiya la siiyey ee ah 19% ka ah, isagoo ka hadlay saamigani xaga u kayimid isagoo sheegayna sidoo kale in ay xukumadu ku kacday xatooyo qaran waa sida u hadalkiisa ku sheegay e.

Dib U daawo Muqaalka Lagu Xidhay






Leave a Reply

*