Maxada Xuuraanka iyo Basaasnimada ee Xisbiga Kulmiye oo Siri Kahoos Baxday-Video

Maxada Xuuraanka iyo Basaasnimada ee Xisbiga Kulmiye oo Siri Kahoos Baxday-Video

Maxada Xuuraanka iyo Basaasnimada ee Xisbiga Kulmiye, Iid Muuse Muxumad, oo ah nin kunool Qurbaha gaar ahaan waddanka Uk ayay Kahoosbaxaday  Sir   uu sigaara  Amaro  ugu Siinayay Shaqaale Xisbiga Kulmiye  u Daacada oo Beesha .Sacad Muuse  ah, Warbaahinta Somalilandlive Media ayaa  loosoo Dusiyay Cod Sir  ah oo kahoosbaxay Madaxa Xuuraanka iyo Basaasnimada ee Xisbiga Kulmiye.

 

Xogtan ayaa Muujinaysa  Sida  Qaawan ee Qabyaalada kudhisan ee Xisbiga Kulmiye   kudhisanyay iyo Sida  uu Rabo in uu Hantida Qaranka  u  adeegsado, waxana  Sirta Lahelay Kamid ah.

 Beesha Habar Jecmo Maanta  Dhaqaale  ka heli mayno oo inaga ayayba marka horeba  ina tuhmayeen Waana Dad Sabool ah oo Caydhoobay, Adhigii Yaraa  iyo Xoogaagii Riyaha  ahaa  way Kabaxeen..

Maanta Bari Nin Qaawan  ayuunbaa Kaaxiga Dhaqaale   iyo Xoolo waxa  ay isugu  soo hadheen Subeer Awal  iyo Galbeedka,,

Wax   kale oo Codka Sirta ah ee  Kabaxay Madaxa Xuuraanka  iyo Basaasnimada   u  qaabilsan    Xisbiga Kulmiye  ayaa  waxa    lagu amray in Baasiin Xoogle   ladaba dhigo  Xisbiga Mucaaridka  ah ee Waddani, si loo ogaado Xogaha  ugaarka  ah,  waxa  kale Sirtu Fashilisay   Khuraafaadka  Subeer Awal ee  ah in  Somaliland Kudhisantay Beel Gaara oo kamida Beela Isaaqa.

 

Waxana  Kamid ah  Sirta  ay Heshay Somalilandlive Media,,  Somaliland waxa ay kudhisantay Beesha Subeer Awal  iyada La,aanteed  Somaliland  masii jirayso  waana   inagu Qasab in ay Beelaha   kale Madaxa  kaga Garaacno Jiritaanka Somaliland  Burco Shalay ayaa  laga Badalay Lacagtii Giinbaarta, Buuhoodlena  waxa  Wali  dhex Ordaya Kaarihii Siyaad Bari  Somaliland waa inta  Gacanta Subeer Awal Kujirta  oo Kaliya.

Xogta ayaa Muujinsay Meeqaamka  iyo Karaamada uu Xisbiga Kulmiye u hayo Beesha  Madaxwayne Siilaanyo ee Habar Jeclo, waxana Xogtu Muujinaysaa in Beesha La Adeegsado   Codkooda uun wax   kale oo looga baahanyayna aanay Jirin,   iyo Madaxwwayne Siilaanyo Lagu Qasbo in uu Bixiyo  Dhaqaale  Xisbiga Kulmiye Doorashada   ugu Tartamo.

 

Hoos Ka Daawo Vdieo

 

Halkan  ka  Akhriso Warbixin  kale oo Kusaabsan Xisbiga Kulmiye–

Leave a Reply

*