Wasiirka Qorshaynta iyo Masuliyiinta SDF oo Kormeeray Seeraha Aroori ee G.togdheer

Wasiirka Qorshaynta iyo Masuliyiinta SDF oo Kormeeray Seeraha Aroori ee G.togdheer

Burco (SLL) Wafti u hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qabyotire iyo Masuuliyiinta Sanduuqa horumarinta somaliland ee SDF ayaa kormeer ku tagay Seeraha Loo Asteeyey Dhul daaqa Xoolaha ee aroori, Kormeerkaasi oo Waftigani ay ku eegayeen halka u marayo Mashuuracan oo La Dhamaystiray ayaa waxaa ugu horayntii wasiirka uga warbixyey Masuuliyiinta Seerahani iyo sidoo kale Masuliyiin kamid ah Sanduuqa Horumarinta SDF Waxanay Sheegeen Faaiidooyinka u Leeyahay Seerahani

Maxamed Siciid Gaaxnuug

Somalilandlive

Burco Office

Leave a Reply

*