Letter of Resignation Iska Casilaad Xubinimadii Xisbiga Kulmiy

Letter of Resignation Iska Casilaad Xubinimadii Xisbiga Kulmiy

Iska Casilaad Xubinimadii Xisbiga Kulmiye

 

Anniga oo ah Dr. Abdinasir Ismail Nour waxaan maanta halkan ku soo gudbinaya in aan iska casilnay xisbiga Kulmiye ee aanu ku biirnay.

Sida laga warqabo adoomaha Allah, marka ay heshiis galaan waxaa haboon in ay oofiyaan caqadka heshiiska ay galaan, balse markii aanu ku biirnay xisbiga kulmiye 13kii October 2016kii waxa aanu aaminay anniga iyo dadkii kale ee aqoon yahanka Somaliland ahaa in aanu la shaqayno hoggaankii na qaabilay oo uu ugu horeeyey Md. Mohamed Kaahin Ahmed, balse hogaankii waxaa noogu dambaysay markii xafladdii Maansoor Hotel lagu qabtay laga sii daayey Televion-nada.

Haddaba, markii aanu ku hungownay dhawr jeer oo aanu isu daynay in aanu xidhiidh la samayno… waxa aanu quus ka joogsanay majaraha siyaasadeed ee xisbiga Kulmiye—iyada oo halkii ugu darnayd ay ahayd in waxba nalagaga qaban waayey taakulaynta dadka ay abaaruhu halakeeyeen, hawlgal dhinaca caafimaadka ahaa oo aanu u diyaarinay 17 tuulo oo dalka ah si aanu uga fulino barnaamij ah “ Ka hortaga Shuban biyood ka saameeyey”  “ Diarreheo Prevention `Programme”.

Waxa aanu go’aan sanay in aanu iska casilno ka mid ahaan shaha xisbiga Kulmiye, waayo dadka diiday in ay caafimaadka dadka wax ka geystaan ee haddana xalay oo u dambaysay 18 May ku urursanaayey qaadhaanka lacageed, waxaana I farxad galiyey abwaan Sooraan oo xalay cadeeyey in ay fiican tahay hadaan laga urursanayn!!! Halkaasi waa runtii oo qolada kulmiye wey ku urursanayaan..

Leave a Reply

*