Nuxurka Qodobada Ka Soo Baxay Shir Muddo U Socday Madax-dhaqameedka Bariga iyo Galbeedka Burco

Nuxurka Qodobada Ka Soo Baxay Shir Muddo U Socday Madax-dhaqameedka Bariga iyo Galbeedka Burco

Burco (SLL) Sulaadiin,Cuqaal,Madaxdhaqameedka iyo Badiba Haldoorka Beelaha Dega Magalada burco Gaar ahaan bariga iyo galbeedka Gobolka togdheer ayaa Waxay tageereen shir lagu xoojinayey midaynta beelaha walaalaha ah ee wada dega gobolo kamid ah deganada somaliland

Waxana Halkaasi QOdobadii la isla afgartay halkaasi ka jeediyey Aqoonyahan cabdi salaad faarax oo ay u wakiisheen In u Qodobadaasi u warbaahinta usoo bandhigo

Leave a Reply

*