Burco (SLL) Xoghayaha qorsheynta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Muuse Yuusuf Raabi iyo Cabdikariim Abokor Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay Hotelka Kaafi ee Magaaladda Burco ayaa dhaliilo u jeediyay Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Xisbiga Taladda haya ee Kulmiye.
Waxaaney Labadan masuul Fariin adag u direen Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ay usoo jeediyeen in uu wax ka qabto ,dhaliilaha dulhogonaaya Xukuumadiisa.
Maxamed Siciid Gaaxnuug
Somalilandlive
Burco Office
[/dropcap]
Leave a Reply