waxaan canbaraynayaa xadhigii sharci darada ahaa eelagula kufay masulinta xisbiga wadani

waxaan canbaraynayaa xadhigii sharci darada ahaa eelagula kufay masulinta xisbiga wadani

waxaan halkan ka canbaaraynayaa xukunkii sharci darada ahaa ee maxkamada g/ marodijeex kula kuftay Xooghayaha ciyaaraha iyo dhalinyarada yoonis axmed yoonis iyo Gudomiyaha garabka dhalinyarada maxamed sidiiq
labadan masuul mudo laba bilood kabadan ayay xabsiga ugu xidhnayeen sharcidaro
waxase wax lalayaabo ah ookasii daran in maxakamadu tidhi yoonis wuxu ku xukumanyahay xadhig shir jaraaid oo uu qabtay isagoo kahadlay dayrar ay dad shicibi leeyihiin oo dawlada hoose dumisay ,,,
maxamed sidiiqna waxba waalagu waayay hadana jeelkaa lagu sii haynayaa ,,,
labadan masuul ookatirsan xisbi qaran oo mucaarada oo ah xisbiga wadani
dastoorku wuxuu xaq usiinayaa inay mucaaradi karaan xukuumada .. kana hadli karaaan wax alaale iyo wixiii god daloolooyin ama sharci daro ah ee ay xukuumadu ku kacdo
hadaba ayaandarada inagu habsatay ayaa waxay noqotay maxkamadihii dastooriga ahaa oonoqday makhaayad xukuumadu leedahay xukuumaduna waxay doonatana ku fulin karto
maahmaah ayaa ahayd rag cadaalad waayay sida cawsha kalayaac ,,,waxaan kusoo gabagabaynayaa
somaliland god bay kusii socotaa ee hala badbaadiyo
walahu wlaiyu towfiiq
xghaye g/settle washington ahmed lababaale

Leave a Reply

*