Ramadaan Kariim Dhamaan  Akhristayaasha  Warbaahinta  Somaliland Media

Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha Warbaahinta Somaliland Media

Dhamaan Shaqaalaha  iyo Hawl Wadeenada  Somalilandlive Media  Waxa ay Munaasibada Bilashada  Bisha  Barakaysan ee  Ramadaan  ugu Hambalyaynayaa Dhaamaan Umada Muslimiinta ah  Gaar  ahaan  Somalida  Guud ahaanteen Waxanu  Leenay Ramdaan Kariim, Nabadqab iyo Caafimaad Kusooma, Rabbi  Haynaga Mid  Dhigo Inta Naarta Laga Xoraynayo Bisha Radaan   Aamin Aamin ,

 

Waxa  aanu Sigaara   ugu Hambalyo  ugu Diraynaa Dhamaan Akhristayaasha Somalilandlive Media ee  Daafaha Aduunka  ku  kala Sugan, Ramadaan Kariim  Saxiibayaa

somalilandLive Media Logo

Ramadaan Kariim

Somalilandlive Media Team

 

 

Leave a Reply

*