Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Xabsiga Burco, Laba Maxbuus Oo U Geeriyoodey Iyo In Ka Badan 50 Maxbuus Oo La Jiifta

Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Xabsiga Burco, Laba Maxbuus Oo U Geeriyoodey Iyo In Ka Badan 50 Maxbuus Oo La Jiifta

Burco (SLL)-Aalle ha-u naxariistee waxa gudaha xabsiga weyn ee  magaalada Burco ku geeriyoodey laba maxbuus , kuwaas oo la sheegey in ay maalintii shalay u geeriyoodeen xanuunka shuban biyoodka oo soo ridey, iyadoo la sheegay in ay 54 maxbuux oo kale ay xanuunkaasi la jiifeen.

 

Wasaarada cadaalada Somaliland oo war-murtiyeed ka soo saartay amuurtan, ayaa cadaysay inuu xanuunka shuban biyoodku ka dilaacay xabsiga dhexe ee magaaalada Burco, isla markaana ay u geeriyoodeen laba maxbuus halka ay la jiifeen 45 maxbuus oo kale.

 

Dhanka kale wasaarad cadaalada ayaa war-saxaafadeedkeedan ku sheegtay in 5 askari oo kamid ah ilaalada xabsiga uu haleeley xanuunka shuban biyoodka, kuwaas oo la il daran

Halkan hoose ka akhri

1

Leave a Reply

*