Madaxtooyada Somaliland oo Gabaad Siinaysa, Wadaadka Cabdulxaq   lagu eedeeyay  in  uu Sixir Adeegsado

Madaxtooyada Somaliland oo Gabaad Siinaysa, Wadaadka Cabdulxaq lagu eedeeyay in uu Sixir Adeegsado

Madaxtooyada Somaliland oo Gabaad Siinaysa, Wadaadka Cabdulxaq lagu eedeeyay in uu Sixir Adeegsad

Madaxtooyada  Somaliland ayaa Gaabaad  Siinaysa  Wadaad  kayimi Magaalada Boosaaso  kaas  Culimada  iyo Aqoonyahan Somaliland  Rumaysanyiin in  uu Qaab Sixiroolenimo ah  Dadka  ku Daweeyo  isaga oo  Badiyaa  Duufsada  Damur  iyo Rag   aan Aqoon Diiniya  iyo Mid maadiya lahayn, dadka uu Dabiibo ayuu  kusheegaa in ay  Sixranyiin  oo  Shaydaamo  kadhex Hadlayaan    Sidoo   kale Biyo  ayuu Dusha  kaga  Daadiyaa isaga  uu  Micrifone Codwayni kabaxo  u Adeegsada  Dadka  uu  Dabiibayo, Culumada  Somaliland ayaa  Nooca  uu  Wax  u Dabiibayo  kusheegay   Qaab Diinta Islaamka Baalmarsan.

Sheekh Adan Siiro   kamida Culumada  Somaliland  sido  kalana   in kabaddan  40 Saano  Waday Baxsi kusaabsan  Daawaynta  Islaamiga ah ayaa  Dhaliilay   Nooca  uu Wax  Udabiibo Wadaadka  CabdulXaq, oo ah Wadaad  Reer Boosaaso ah Dhawaana  Magaalada hargaysa  Yimi kaas  oo Dad Kumanaan  kabadan kusoo Xaraystay  Studiom  Wayn  ee Hargaysa  halkaas oo uu Dadkii uyimi  kusheegay ina y Dhamaantood Sixrayiin.

Sheekh Cabdulaahi Berberaawi oo  kimda  Culumada  Salafiyiinta Kuwooda   ugu Aqoonta badan Somaliland ayaa Isna Dhankiisa Khuraafaad  kutilmaamay Qaabka  uu Waadaadka Caabudul Xaq   Dadka   buka Udabiibo,  iyo  Sida  ay Anshaxa  Islaamka  uga Hor imanayso  Qaawinta  iyo Garaacista  Haweenka  Wadaadkaas  Dawaynta   ugu Taga   waxa  uu intaas  kudaray in  u Waadaadku Adeegsado Qaab Khuraafaad ah  oo  Bulshada isugu dirayo isaga oo leh Hebel iyo Heblaayo ayaa  Kuxisray.

Wadaad Reer Boosaaso ah oo Sixiroolenimo lagu eedeeyay

Dhanka   kalana Madaxtooyada  Somaliland ayaa  Gabaad  iyo  Gacansiin  Siinaysa Wadaadkan Sixiroolenimda lagu  eedeeyay,  waxana    ka  aamusay  Wasiirka Amuuraha Diinta  iyo Awfaaqta  u Qaabilsan  Xukuumada  Siilaanyo , Wasiir Khaliil oo Ururka   Ex Itixaad  ee Ictisaam  katirsan ayaa  ahaa Wadaad Hore  aad  uga Hadlijiray Amuuraha Noocan oo  kale ah  waxana  u Taxaa  Farogaliyaa   Fanaaniinta  iyo  Heesaaga  Dalka  yimaada  Isaga oo Mararka Qaarna Amray In Suuqayada Hargaysa Timaha lagaga Xiiro Dhiilnyarada  aan Dhukurnayn.

 

Waxana hada Dadbani iswaydiinayaan Sababta Wasiirka Noocaas ahaanjiray uu Afka  uga Xidhay  Falalka laga Soosheegayo Wadaadka Reer Puntland  ee  Bulshada  Hargaysa  Hoolasha  usoo  Kiraystay   kaas oo Qaab Sixiroolenimo ah Dadka  ku Harawsanaya,

 

Dhanka   kalana  Xoga Hoose   oo ay Heshay Warbaahinta Somalilandlive Media ayaa Sheegaya in Madaxtooyadu Markii horeba Wadaadka   ay iyadu Uyeedhatay    kaas oo  ay Arimo  ugaara  ufuliya  Marwooyinka Madaxtooyada  jooga   Waxana  ay Xogtu Intaas kudartay  in ay Madaxtooyadu  Is hortaagtay Go,aano  Wasaarada  Diinta  iyo Afqaaftu Rabtay in ay Bushada  uga  digto Dhaqanada  Guracan  ee  Dalka uu  lasoo  galay Wadaadka Sixiroolanimada lagu  eedeeyay  ee CabdulXaq.

 

sidhana  looma  oga Xidhiidhka kadhexeeya Madaxtooyada    iyo Wadaadka Sixiroolaha ah Balse Wararka Qaar ayaa Sheegaya in Lookeenay in uu Furdaamiyo Falal   larumaysanyay in ay Madaxtooyada dhexdooda ku Aasanyiin

 

 Halka Ka  Akhriso  Warar  kale  oo Wadaadka Sixiroola ah laxidhiidha

Leave a Reply

*