Deeq Gargaar deg deg ah oo u Xisbiga Wadani soo Gaadhsiyey Dadkii U Shuban Biyoodku Haleelay ee Burco

Deeq Gargaar deg deg ah oo u Xisbiga Wadani soo Gaadhsiyey Dadkii U Shuban Biyoodku Haleelay ee Burco

Burco (SLL) Wafti U Hogaaminayey Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka ah ee Wadani Mudane cabdiqaadir Jirde ayaa deeq mucaawino ah soo gaadhsiyey Dadkii u haleelay Xanuunka shuban biyoodku.
Waxana deeqdaasi ka timid xisbiga mucaradka ah ee wadani u ku wareejiyey Gudomiye cabdiqaadir jirde isku duwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka togdheer

 

Leave a Reply

*