Hambalyo Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee dalka Holland:

Hambalyo Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee dalka Holland:

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu.

Aniga oo ku hadlaya magacayga gaarka ah iyo magacaa gudida fulinta xisbiga Waddani ee dalka Holland.

Waxaa mahad leh Allah  inoo sahlay bishi barakeysan ee ramadaan.

Waxaan hambalyo uu diraya ummada muslimiinta ah, guud ahaana ummada reer Somaliland iyo gaar ahaana taagerayaasha xisbiga Waddani gudo iyo dibadba. Waxaan idiin rajaynay nabad, barwaaqo iyo cafiimad. Allah cibaadada suuban dhamaanteen ha unaga aqbalo, ilaahay haynagu daro kuwa uu u dembi dhaafo.

Dhamaantiin waxaan idiin leeyahay ciid mubaarak, kulu caam wa antum bikheyr.

“”Taqabaal allahu minna wa minkum salixiil acmaal.””                                                                                                               

Amiin      Amiin    Amiin

Wabilaahi tawfiiq.

Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee dalka Holland:

Md.: Xiis Maxamed Cige.

Leave a Reply

*