Ogaysiis  OgaysiisSomalida  Dalka Jarmalka  kunool

Ogaysiis OgaysiisSomalida Dalka Jarmalka kunool

waxa  lagu  wargalinayaa  dhamaan  bulshdad  Somalida ah ee  kunoo wadanka  jarmalka  gaar haan  Gobolk Hessen in ay  soo  qayb  galaan  Mudaraah  lagu Qabanayo Magalada  Wiessbaden,  ee Caasimada  Gobolka  Hessen   mudaraadkan ayaa lagu    horqabanayaa    Hessen  Landtag, ama  Baarlamaanka   Gobolka   Hessen hortiisa  Mudaharaad  ayaa  lagaga  Cabanayaa   diidmada  Gobolku  diiday  Aqoonsiga  waraaqaha Dhalashada  Somaliga ah   iyo  dhamaan  Sharcidyada  Somalida   taas oo waqabad wayn  ku noqotay dhamaan  bulshada  Somalida  ee    dhalashada   dalka  jarmalka  dalbaday  kuwaas    diidmo  lakulmay  amaba  aan   loosoo  jawaabin  mudo  dheer  kadib

 Halkan  hoose  ka akhriso macluumaad  kusaabsan  mudaharaadka

 

Assalaammu Calleykum dhamaan akhyaarta waxaan rabaa in Aan warbixin idinka siiyo Arimihii Identitätka Somalida Iyo qaadashadii dhalashada jarmalka Waxaan warqad nooga timid Petitionsausschuss Landtaghessen ay inoogu dheheen in petitionkaanaga la horgayn doono Parlaments Hessen . Waxaan kale Oon warqado u dirnay xildhibaanada SPD IYO CDU ee Laga soo doortay magaaladaan Kassel Aan oogu sharaxayno dhibaatada Soomaalida haysata aanan doonayno in Aan KA kulano SPD WAA NOO SOO JAWAABEEN WAXAYNA NOO SOO QABTEEN BALAN 04.07.17 CDU wali jawaab ayaan KA sugaynaa Dadka ayaga dhalashada jarmalka xareeyay ee Aan Loo soo jawaabin ama Aan la Siin waxaan ubdirnay einzelnen Petition 10 qof dad kor u dhaafaaya xildhibaanadi Karin Müller way gaartay isla jimcadan soo SOCOTA ayay SI khaaas ah ugala hadlaysa wasaarada ARIMAHA gudaha gobolkan Hessen ilaahay ha KA soo fududeeyo . Waxaa maalinta 29.06.17 DHACAAYA kalfadhi guud ee baarlamaanka Hessen SI Aan culays u saarno indhaha xildhibaanada Iyo Mediadaha Iyo publicaba waxaan soo qaadanay ogolaansho in Aan ku horsamayno Mudaaharaad Baarlamaanka hortiisa ee magaalada Wiesbaden Waa howl inoo Wada taala SIDII Aan Soomaalida oo dhan Ku Wada gaarsiin lahayn . Hadaan wax hilmaamay gadaal ayaan idinka SOO sheegi doonaa GUUL Iyo Gobanimo saaxiibayaal

Leave a Reply

*