DAAWO:-SHEEKH AADAN SIIRO OO SI ADAG UGA HADLAY MUSUQ-MAASUQA DUL-HOGANAYA HAYADDA SHAQALAHA DAWLADA JSL +SHARMAAKE GEELE.

DAAWO:-SHEEKH AADAN SIIRO OO SI ADAG UGA HADLAY MUSUQ-MAASUQA DUL-HOGANAYA HAYADDA SHAQALAHA DAWLADA JSL +SHARMAAKE GEELE.

Sheekh Aadan Siiro Oo kamid ah culimada aadka loogu jecelyahay ee dalka oo Si Adag Ugu Hadlay Musuq-masuqa  Dul-Hoganaya Hayadda shaqalaha dawlada Somaliland

Ayaa waxa uu ku timaamay meesha uu musuq-maasuqu ka bilaabmo sidoo kalena gudoomiyaha hayadda shaqaalaha sharmaake geele ayuuu ku timaamay in waxa uu xidhan yahay iyo noloshiisa oo dhan ay tahay xaaran

somaliland Live Media

Leave a Reply

*