War-Degdeg ah   dab  qabasaday  Dekeda Berbera

War-Degdeg ah dab qabasaday Dekeda Berbera

 

Dab baaxad leh oo   ka kacay   qaybo kamida    Dekeda Derbera   dabka ayaa   ka  holcay  qaybta  kontiinarada  ee  soo dajinta alaabta   waxana  halkaas  ku shuf beelay   Bedeecada  noocyo badan  oo   lamana  wada  oga  ilaa hada   qasaarahu  heerka uu gaadhsiisanyay  waxase  ay tahan   Noqonaysaa  markii labaad  mudo  bil  gudaheeda ah oo  dab  kakaco  Marsada berbera,  oo ay hada  maamusho  shirkada  World DP-  mudo  bilooyin

 

dhawaan lasoco  faahfaafinta   heerka  uu gaadhsiisanyay  Qasaaraha kadhasahay dabka  ka   Holcay   Dekeda berbera

 

 

 

Leave a Reply

*