[DEG-DAG:-]DAAWO, Afhayeenka Xisbiga WADDANI oo Hada La Hadlay Warbaahinta iyo Arrimo Xasaasi ah oo uu Ka Hadlay

[DEG-DAG:-]DAAWO, Afhayeenka Xisbiga WADDANI oo Hada La Hadlay Warbaahinta iyo Arrimo Xasaasi ah oo uu Ka Hadlay

Hargeysa(HGN):-Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xildhibbaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa adag uga hadlay xafladdii 26ka Juun ee lagu qabtay magaalada Muqdisho isaga oo sida oo kale na jawaabo kulul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha dalkaasi isaga oo sheegay in siyaasiyiinta dalka Somaliya ay ku nool siyaasad aan ku dhisneyn xaqiiqo balse ay ku dhex nool hawo iyo waxyaabo aan xaqaa’iqa ku fadhiyin.

DAAWO, Ibraahim Mahdi Buubaa oo arrimahaas ka hadlaaya,

Leave a Reply

*