Gudida Komishinka oo Tobabar u Qabatay Xubnaha Wakiilka uga Noqon Doona Kaadh Qaadashada Dhawaan Bilaabmi doonta ee Gobolka togdheer

Gudida Komishinka oo Tobabar u Qabatay Xubnaha Wakiilka uga Noqon Doona Kaadh Qaadashada Dhawaan Bilaabmi doonta ee Gobolka togdheer

Burco (SLL) Guddida Komishanka Qaranka Somaliland Ayaa Maanta Ku Daahfuray Gudaha Magalada Burco Ee Gobolka Togdheer.
Tobabar ayaa ujeedkiisu ahaa tobabarida shaqaalaha Loo Asteeyey qaadashada kaadhka codbixinta ee gobolka togdheer oo ah 8da bishani aynu ku gudo jirno.

Tobabarkan Oo Socon doona Muddo Afar Cisha Ah Ayaa Noqnayaa Mid Ka Kobnaanayaa Laba Waji.
Waxana Kormeer Ku Tagay Gudoomiyaha Kamooshinka Qaranka Iyo Xubno Ka Mida Komishanka.
kuwaasi oo dardaaran iyo Hadalo Iskugu Jira Dardaaran Iyo Hogatusalayn U Siiyay Xubnaha Tobabarka Qadanayay Waxana Hadaladoodi Ma Mid ahaa

Maxamed Siciid Gaaxnuug

Somaliland Live

Burco Office

Leave a Reply

*