Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Dhexe/Sare ayaa Waxaa Magalada Burco u Fadhiistay Tiradii ugu Badayd abid

Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Dhexe/Sare ayaa Waxaa Magalada Burco u Fadhiistay Tiradii ugu Badayd abid

Burco (SLL) Magalada Burco ee Xarunta gobolka togdheer ayaa waxaa Maanta si rasmi ah uga bilaabmay Imtixaankii shahaadiga ahaa dugsiyada dhexe iyo sare.
Waxana Ugu horayntii uga warbixiyey tirada guud ee u fadhiisan doonta imtixaanka shahaadiga ah ee Gobolka togdheer iskuduwaha wasarada waxbarashada ee gobolka togdheer.

Maxamed Siciid Gaaxnuug

Somalilandlive

Burco Office

Leave a Reply

*