Muuse Biixi oo Saaxafada  Hargaysa Casuumay,

Muuse Biixi oo Saaxafada Hargaysa Casuumay,

Saxaafada Somaliland iyo Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta kulmay, kulanka ayaa salka kuhayay Casuumad uu Gudoomiye Muuse Biixi Warfidiyeenka Somaliland qaybtooda Hargaysa kucasuumay, waa markii ugu horaysay oo Kulan Noocan ahi Dhexmaro Saxaafada iyo Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye Kadib 7 Sanno oo Cabudhin iyo Tacadiyo xoogle ay Warbaahinta Dalka katirsanaysay Xukuumada Kulmiye ee uu Madaxwayne Siilaanyo Gadhwadeenka Kayahay Gudoomiye Muuse Biixi madasha kamasheegin sida uu warbaahinta ula dhaqmi doono hadii uu hankiisa kuguulaysto, sidoo kalan wax raali galin ah kama bixin Tacadiyada ay warbaahintu katirsanayso Xukuumda kulmiye iyo Xisbigeeda is barkan,
#SomalilandLiveMedia/— Warbixn Gaaban-  oonu  kubaahinay  Facebook/ SomalilandliveMedia

 

 Halkan kadaawo Video Casuumada  Muuse  Biixi Saxaafada  kuqaabilay

Leave a Reply

*