Sideebaynu Ubadbaadinaa  Shilinkeena  Baaba,aya?

Sideebaynu Ubadbaadinaa Shilinkeena Baaba,aya?

 

 

 

#Muwaadin Lacagteeni way qiimo beeshay Waraaqaha Qashinka yaala madhaanto, waxa qiimo tiray lacagta faalsada ah ee ay Xukuumada siilaanyo habeen iyo maalin soodaabacatoo, #Muwaadin mishiinada lagu sameeyo Lacagta Faalsada ah ee Shiling Somaliland waxa ay yaalaan Magaalada Berbera, waxana kashaqeeya 25 Hindiya kuwaas oo Xukuumada Siilaanyo uqaabilsan samaynta lacagta Faalsada ah oo hore Dalka Hindiya looga samayn jiray, Ujeedka Xukuumada siilaayno waa in ay dalka kala siibaxdo dhamaan waxa lacag adag yaala markii ay Qasanadihii Qaranka faaruqisay waxa ay hada baadhanaysaa jeebka Shacabka Somaliland, #Muwaadin Adiga ayay maanta taladu gacantaada kujirtaa, ee Maxaad Sugaysaa !!!!! #Somalilandlive_Badbaadi_Nolosha_dadkaa

 

Halka   ka akhriso Maqaalo  kale  oo laxidhiidha Sixir bararka  kaadhay  heer Nolol barar  ah

Dhibaatada  Sixir bararka

 Doorka Xukuumada Siilaanyo ee  Sixir bararka

 

 SomalilandLive Media   kala  soco Qormooyin goosgoos ah oo  aynu  kaga hadlayno qiimo beelka shilka  Somaliland

 

Leave a Reply

*