Wasiirka warfaafinta Somaliland Cadaani Oo Saxafada somaliland Ku sheegay Qaar u Shaqeeya Dawlada somalia

Wasiirka warfaafinta Somaliland Cadaani Oo Saxafada somaliland Ku sheegay Qaar u Shaqeeya Dawlada somalia

Wasiirka warfaafinta somaliland oo marti ku ahaa Barmaajika Hal Adayg Ee Ka baxa Telfiishanka HCTV ayaa suaalo la waydiiyay oo ku saabsanaa furashada idaacado cusub oo dalka laga furo aad uga soo hor jeedsaday isagoo wasiirku hore Isagu lahaa Idaacad mucaarid ah oo wakhtigii dawladii Daahir Riyaale ka Hawl gali jirtay Dalka Dibadiisa wasiirka Ayaa sidoo kale Bahda saxaafada Madaxa Banaan Ee somaliland Ku sheegay qaar Iyagu u shaqeeya Dawlada somalia

 Halkan Ka Daawo

Leave a Reply

*