Halkan Ka Daawo Faadumo Siciid oo Sheegtay in u Xanuunsanaayo Madaxweynaha somaliland

Halkan Ka Daawo Faadumo Siciid oo Sheegtay in u Xanuunsanaayo Madaxweynaha somaliland

Marwada Faadumo Siciid oo ka mid ah Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib socdaal ay ugu maqneyd Imaaraadka, ayaa si weyn wasiiro ka mid ah Xukuumadda iyo Marwada Madaxweynaha Somaliland ba ugu dhaliishay in ay qarinayaan Madaxweynaha Somaliland oo ay sheegtay in uu muddooyinkii dambe ku xanuunsanaayey dalka Imaaraadka.

DAAWO, Marwo Faadumo Siciid oo; ka hadlaysa arrimahaasi,

Leave a Reply

*