Maxaa ka Jira in u Ka Hayaami doono Xisbiga Wadani Jaamac Siddiiq X.Cali oo ah siyaasi ka tirsan Xisbigaasi

Maxaa ka Jira in u Ka Hayaami doono Xisbiga Wadani Jaamac Siddiiq X.Cali oo ah siyaasi ka tirsan Xisbigaasi

Burco (SLL) Jaamac Sidiiq X Ali oo ah Sarkaal Sare oo ka tirsan Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani ayaa lafilayaa in uu iskaga hayaamo xisbigaa Sida aanu ka helay ilo ku dhow dhow Masuulka Mana cada sababta keentay in wakhti xaadirkan kala guurka ah u Siyaasigaasi u ugu Hanqal taago In u Iska casilo Xisbiga Mucaradka ah ee Wadani.

 

Ilaha Xog Ogaalka ah ee ka Ag Dhaw ayaa sheegaya sidoo kale in Masuulkani ay jiraan Tabashooyiin Hoose oo dhex Maray Xubno kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani.

 

Siyaasigani ayaa sidoo kale Wuxuu kasoo jeeda Gobolka daadmadheed iyo degaanado ka tirsan gobolka togdheer, Waxaanu kamid yahay Xubnaha Ugu Misaanka Culus degaanadaasi

Leave a Reply

*