Gudooomiyaha Xisbiga Waddani Laantiisa Germany Ayaa isku shaan-dhayn ku sameeyey qaar kamida Masulliyiinta Laantiisa isagoo  Masuuliyiin cusubna magacaabay,

Gudooomiyaha Xisbiga Waddani Laantiisa Germany Ayaa isku shaan-dhayn ku sameeyey qaar kamida Masulliyiinta Laantiisa isagoo Masuuliyiin cusubna magacaabay,

Gudooomiyaha Xisbiga Waddani Laantiisa Germany Md.Xasan Faarax Xirsi X.Mataan ayaa isku shaan-dhayn ku sameeyey qaar kamida Masulliyiinta Laantiisa isagoo isla markaasina Masuuliyiin cusub magacaabay,Gudoomiyaha Garabka Dhalin yarada Laanta Germany ee Xisbiga Waddani.iyo G/Xigeenka 2aad ee Laanta Germany ee Xisbiga Waddani.

War-saxaafadeed uu goor dhawayd soo saaray Gudoomiye Xasan Mataan ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-

War-saxaafadeed
REF/XIS/WAD/GER/28
KU: Maxamed Abdirahman Jaamac Germany
KU: Ridwaan Axmed Aw Cali. Germany
OG: Hogaanka Laanta Germany. Germany.
OG: Gudoomiyaha Qaarada Yurub. UK
OG: Xarunta dhexe ee Xisbiga Waddani Hargeysa.
OG: Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddan Hargeysa.
OG: Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Hargaysa.

01.08.2017
Ujeedo: Magacaabis Xilal cusub.

Waxaan go,aan saday in ay lagama maarmaan tahay inay masuuliyiinta korkuxusani laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 01.08.2017 ay buuxiyaan jagooyinkan hoosku qoran.
Mudane: Maxamed Abdirahman Jaamac
G/Xigeenka 2aad ee Laanta Germany ee Xisbiga Waddani.
Mudane: Ridwaan Axmed Aw Cali
Gudoomiyaha Garabka Dhalin yarada Laanta Germany ee Xisbiga Waddani.
Waxaan masuuliyiinta cusub urajeynayaa inuu Alleh u fududeeyo gudashada waajibaadka Xilka.
Waxaan sidoo kale hogaanka Laanta Germany kacodsanayaa inay lashaqeeyaan Masuuliyiinta cusub.

 

Mudane: Ridwaan Axmed Aw Cali
Gudoomiyaha Garabka Dhalin yarada Laanta Germany ee Xisbiga Waddani

Allaa Mahad Leh.
Gudoomiyaha Laanta Germany ee Xisbiga Waddani
Hassan Farah Hirsi ( hassan mataan )

Leave a Reply

*