Ibraahim Buubaa oo Sheegay in ay Soo Bandhigayaan Cadaymahii Doorashada Wakiilada

Ibraahim Buubaa oo Sheegay in ay Soo Bandhigayaan Cadaymahii Doorashada Wakiilada

 

Hargeysa(SLL):-Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Talyaanle) oo ka mid ahaa Murashaxiintii Maanta u tartantay guddoomiyenimada Golaha Wakiilada Somaliland oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa caddeeyey in uu yahay guddoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ee ay doorteen aqlabiyadda xildhibbaanadii maanta ee codeeyey doorashadii guddoomiyenimada Golaha Wakiilada.

 

 

Leave a Reply

*