Hargeysa:-Xukuumadda Oo Xabsiga Dhigey Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Iyo Laba Qof Oo Kale

Hargeysa:-Xukuumadda Oo Xabsiga Dhigey Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Iyo Laba Qof Oo Kale

 

Hargeysa (SLL) Ciidanka booliska magaalada Hargeysa, ayaa xabsiga u taxaabay Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo laba qof oo kale, waxaana la sheegay in xadhiga xildhibaanka Saleebaan Cali Koore uu ka dhashay,, kadib uu dagaal gacan ka haddal ahi uu xarunta golaha wakiilada ku dhex-maray Xildhibaan Koore iyo Xildhibaan Baashe Maxamed Faarax

Dagaalka gacan ka hadal ah ee dhexmaray xildhibaanka Saleebaan Cali koore iyo Baashe Maxamd Faarax, ayaa salka ku haya khilaafka ka dhashay doorashaddii golaha wakiilada Somaliland.

Dhanka kalene Wasiirka Arrimha guduha somaliland oo war-baahinta la haddlay ayaa xaqiijiyey in xukuumadda xabsig dhigtey xildhibaan Saleebaan Cali koore iyo laba qof oo kale.

Leave a Reply

*