Murashax Cirro iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaano Hoos Yimaada Saaxil+ Xaflad Loo Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray Xisbiga WADDANI[+SAWIRO]

Murashax Cirro iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaano Hoos Yimaada Saaxil+ Xaflad Loo Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray Xisbiga WADDANI[+SAWIRO]

Hargeysa(SLL):-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo maanta socdaal ugu baxay goballada Sool iyo Sanaag oo maalmo ka dib ay ka bilaabmayso qaadashadii kaadhka diiwaan-gelinta Doorashada, ayaa si weyn looggu soo dhaweeyey deegaanada Dacar-budh, Abdaal iyo Lafa-ruug iyada oo sida oo kale na ay halkaas ku soo dhaweeyeen wax-garad iyo taageerayaal tira badan oo ku soo biiray Xisbigaasi kuwaasi oo ka soo diga-rogtay Xisbiga KULMIYE.

Weftigan oo guddoomiye Cirro ay ku wehelinaayeen Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka xisbigaasi Ambassador Maxamed Xaaji Cali Cabdi, Siyaasi Ismaaciil yare, Siyaasi Abiib Tima-cad, Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble, qaar ka mid ah hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta iyo weli ba siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin aad u tira badan.

Weftigan, ayaa markii uu soo gaadhay Lafa-ruug, waxa ay halkaas xaflad soo dhaweyn ah ugu sameeyeen Wax-garad iyo taageerayaal tira badan oo ku soo biiray Xisbiga kuwaasi oo ka soo diga-rogtay KULMIYE iyada oo sida oo kale na ay halkaas cod dheer kaga sheegeen in ay si weyn u taageersan yihiin Xisbiga WADDANI.

Image may contain: 24 people, people smiling, people standing and crowdImage may contain: 14 people, people smiling, people standing, sky and outdoorImage may contain: 10 people, people standingImage may contain: 6 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 6 people, crowd and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 13 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 17 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people smilingImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, smiling, sunglasses and closeupImage may contain: 2 people, people on stage and outdoorImage may contain: 1 personImage may contain: 2 peopleImage may contain: 9 people, outdoorImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 1 personImage may contain: 2 peopleImage may contain: 2 people, beardImage may contain: 1 person, hatImage may contain: 1 personImage may contain: 5 people, people standingImage may contain: 3 peopleImage may contain: 1 person, beardImage may contain: 2 people, closeupImage may contain: 3 people, hatImage may contain: 3 peopleImage may contain: 2 peopleImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 12 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 9 people, people smiling, people standingImage may contain: 8 people, people smiling, people standing, crowd, child and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, child, crowd and outdoorImage may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, crowd and outdoor

Leave a Reply

*