Xildhibaan C/raxmaan Xoog Oo Xukuumadda KULMIYE Eedaymo Kal Duwan Ku MiisayIyo Wasiir Cadaani “Ooyaaye ” Uu Karbaashay Video

Xildhibaan C/raxmaan Xoog Oo Xukuumadda KULMIYE Eedaymo Kal Duwan Ku MiisayIyo Wasiir Cadaani “Ooyaaye ” Uu Karbaashay Video

“Ninka Ay wateen Ee Ay Soo dhoodhoobeen Xisbiga KULMIYE waxa u hamabalyeeyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Jawaari “Xildhibaan Xoog

 

Hargeysa (SLL)- Xildhibaan  C/raxmaan Xoog ayaa si adag uga jawaabay haddalo liid-nimo ah oo ka soo yeedhay wasiir cadaani “ooyaaye”, isagoo sidoo kalen Xukuumadda KULMIYE uga digay in faro-gelin ku samayso golaha wakiilada Somaliland, waxaanu sidoo kale sheegay in xukuumadda KULMIYE ay Xamar xidhiidh la leedahay, isla markaana wuxu so bandhigay cadaymo hor leh.

 

 

Leave a Reply

*