Ceerigaabo:-Musharax Ku-xigeenka WADDANI Oo Ka Qayb-galay Munaasabad Lagu Daah-furayey Qaadashada Kaadhka Codbixinta Iyo Khudbad Uu Ka Jeediyey Video

Ceerigaabo:-Musharax Ku-xigeenka WADDANI Oo Ka Qayb-galay Munaasabad Lagu Daah-furayey Qaadashada Kaadhka Codbixinta Iyo Khudbad Uu Ka Jeediyey Video

Ceerigaabo (SLL)- Musharax Madaxweyne ku-xigeen ee Xibsiga WADDANI Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa magaalada Ceerigaabo kaga qayb-galay munaasabad ballaadhan oo lagu daah-furayey qaadashada kaadhka codbixinta, isagoo halkaasi ka jeediye khudbad qiimo badan,taasi oo uu kula dar-daarmay shacabka gobolka sanaag in ay qataan kaadhkaa, iyagoo ilaalina amaanka.

 

Hoos ka Daawa Khudbada Musharax k-xigeenka Xisbiga WADDAN Maxamed Cali

 

 

Leave a Reply

*