Madaxa Olollaha Xisbiga UCID Oo Xisbiyda WADDANI Iyo KULMIYE Duray Video

Madaxa Olollaha Xisbiga UCID Oo Xisbiyda WADDANI Iyo KULMIYE Duray Video

Hargeysa (SLL)- Masuulka Xisbiga  mucaaradka ah ee UCID u qaabilsan kaanbaynga  iyo olollah, ayaa safar uu ugu maqanaa dalk debadiisa ka soo laabtey maanta, ayaa duray Xsbiyada WADDANI iyo KULMIYE, waxaanu sheegay in aanay awood lahayn, isagoo xusay in Xisbiga UCID uu ka  adkaanay labadan  Xisbi xiliga doorashada.

 

Leave a Reply

*