Guddoomiye Cirro oo Shacabka Reer Ceerigaabo Kala Shaaheeyey Maqaaxiyaha Baraada iyo Fariinta uu u Direy[+SAWIRO]

Guddoomiye Cirro oo Shacabka Reer Ceerigaabo Kala Shaaheeyey Maqaaxiyaha Baraada iyo Fariinta uu u Direy[+SAWIRO]

Ceerigaabo(SLL):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Cirro, ayaa maanta dadweynaha reer Ceerigaabo kala shaaheeyey goob fagaare ah, waxaana ay ku qaabileen soo dhaweyn aad u cajiiba.

Murashax Cirro, ayaa isna dhankiisa uga mahad-celiyey soo dhaweynta loo sameeyey, waxaana uu dadweynaha ku booriyey qaadashada kaadhka codbixinta Doorashada Somaliland.

Image may contain: 4 people, people smiling, babyImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 15 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people sittingImage may contain: 7 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 1 personImage may contain: 5 people, people smiling, people sitting and people standingImage may contain: 10 people, people smiling, crowdImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 3 people, people smiling, people sitting, child, table and indoorImage may contain: 3 people, people smiling

Leave a Reply

*