Bahda Somalilandlive Media Oo Hambalyo Meher Wacan U Dirsay Dr Saleebaan Xaaji Cabdikariim Iyo Marwodiisa Salma Faarax Oo Uu Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada …..

Bahda Somalilandlive Media Oo Hambalyo Meher Wacan U Dirsay Dr Saleebaan Xaaji Cabdikariim Iyo Marwodiisa Salma Faarax Oo Uu Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada …..

 

 

Guddoomiyaha War-baahinta Somalilandlive Media Group, Iid Aadan Xaaji Cabdikiriin, Tafatiraha Somalilandlive Media Group, Cabdiraxmaan Carab Ducaale “Cabndisaxafi “ , Madaxa Wararka Calamka ilyaas Caantenyle, Tafatiraha wararka qaybta English Zaki Axmed , Maxamed Siciid Gaax-nuug , Nuux Cumar Kadiye “ Nuux Kadiye”, Muuse Jaamac Maxamed iyo dhammaanba shaqaalaha kala duwan ee war-baahinta Somalilandlive Media Group , waxay hambalyo Meher wacan u dirayaan
Dr.Saleeban Xusseen Cabdikariim Iyo Marwodiisa Salma Faarax.
Oo uu  Mehekoodu Ka qabsoomay maanta Magaalada Hargeysa 17/8/2017. Waxaanay leeyihii noqda kuwii guri galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo, Aamin Aamin.

Noqda Reerkii lagu nastee lagu nagaadee

 

Image may contain: 4 people, people sitting and table

 

Image may contain: 4 people, people sitting

Leave a Reply

*