Dhibaatada la abuurey ama La Maamulay.

Dhibaatada la abuurey ama La Maamulay.

Cumar Cabdikarim Xirsi (Xaaxi)
G/Dhxe Xisbiga Waddani.
Dhibaatada la abuurey ama La Maamulay. sida Dhibaatadda Gaadiidka, Haraadka, iyo iyo iyo. Bal Qiyaas Wax tarka iyo Qiimaha Jaban ee ku baxay 15-20 Metter ee Jidcadde ah oo Dooxa Hargeisa ( New Hargeisa) oo Dawladda Hoose Hagaajisay 8 Sanno ka hor.Adiga oo Xasuusan Dhibaatadda Gaadiid ee ka taagan Hargeisa, hadana waxaad qiyaastaa Lacagta iyo Waqtiga yar ku baxaya hadii Biriijyadda Noocan ah La Badiyo? Laguna Fuliyo iskaashi Dawladda iyo dadkeeda.? Maxaad ku Qiyaasi lahayd Kharajka iyo Waqtiga ku baxay 15-20 Metter oo Jidka aad halkan ku aragtay? Maalintii waxaa ka Gudba ilaa 10.000 Gaadhi oo Noole iyo Manoole sida. Waxuu Rago ayuu Reer u Dhintaa. Xaaxi Vedio.

Leave a Reply

*