Halkan ka dhagayso Xooghayaha Arrimaha Dibbeda Ururka ONLF oo u waramay Voa Somali sheegay in Qacanta Ethiopia loo galiyay Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax)

Halkan ka dhagayso Xooghayaha Arrimaha Dibbeda Ururka ONLF oo u waramay Voa Somali sheegay in Qacanta Ethiopia loo galiyay Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax)

Ururka ONLF ayaa sheegay shalay in mas’uul sare oo ka tirsanaa ururkaasi oo toddobaadkii hore laga qabtay magaalada Gaalakacayo loo gacaan geliyey dawladda Soomaaliya.

ONLF waxay ku eedeeysay Dowladada Soomaaliya inay sarkaalkaasi u dhiibtay Itoobiya, taasi oo ONLF ku sheegtay arrin jabineyso xeerarka caalamiga ah iyo kuwa Soomaaliya.

Haaruun Macruuf ayaa haddaba kiiska sarkaalkan Cabdikariim Sheekh Muuse ka waraystay Caddaani Hirmooge oo ah sarkaal sare oo ka tirsan ururka ONLF.

 

Halkan Hoose Ka dhagayso 

 

Leave a Reply

*