Halkee Ayuu Ku Danbeeyey Dhismihii Laga Dhisayay Guryihii Laga Saaray Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer?? Hadalkii Wasiir Cali Mareexaan Oo Beenoobay

Halkee Ayuu Ku Danbeeyey Dhismihii Laga Dhisayay Guryihii Laga Saaray Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer?? Hadalkii Wasiir Cali Mareexaan Oo Beenoobay

Guryihii ay xukuumaddu ka saartay ciidamada Booliska gobolka Togdheer isla markaana ay sheegtay in laga dhisayo dhismo casri ah ayaa la garanayn halka uu ku danbeeyey,iyada oo godadkii laga dhisayay shubabkana dib loo awday. Shacabka magaalada Burco ayaa arrinkan si adag uga hadlay,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka 

Leave a Reply

*