Shirkada, Somcable oo Balan qaaday in ay Muuse Biixi kagacan siiso Boobka  Codbixinta Doorashada ,  Dhaca  Serverka Ururinta   Xogta Codbixiyaasha, + Dhagaro Qarsoon  Qaybta 1aad

Shirkada, Somcable oo Balan qaaday in ay Muuse Biixi kagacan siiso Boobka  Codbixinta Doorashada ,  Dhaca  Serverka Ururinta   Xogta Codbixiyaasha, + Dhagaro Qarsoon  Qaybta 1aad

Shirkada, Somcable oo Balan qaaday in ay Muuse Biixi kagacan siiso Boobka  Codbixinta Doorashada ,  Dhaca  Serverka Ururinta   Xogta Codbixiyaasha, + Dhagaro Qarsoon  Qaybta 1aad

Shirkada  Somcable oo ah shirkad   ay leeyiin Kooxo Shuraako ah oo Cadaw  ku ah hanaanka Madaxbanaanida   Nabada  iyo Wada noolaasha Bulshada   Somaliland ayaa  waxa  ay hada  wadaa  qorshe wayn  oo  ay   kudoonayso inay  Somaliland  Colaad Sokeeye  iyo Qalaase  kaga   kagarido   Sida  ay  ifitiiminayaa  Warar  hordhac  iyo  iyo Xogo    gaar ah ooa y SomalilandLive  Media  Heshay  waxa  Shirkadan  Somcable  oo  Wakhtigi Siilaanyo  dalka  qabsaday   dalka  lasoo galiyay  taas oo lagu sheegay in   uu Mulkiile  kalahay  Maxmed  Awsiiciid  Geedi  oo ah  Oday Diinta Masiixiga  haysta  Dhalasho ahaana  kasoo jeeda  Waddanka  Senegal, balse   Nasabkiisa  ka been sheega,   Somcable ayaa  ah  Khad internetka    keena  oo laga  Soo jiiday  Dalka  jabuuti khadkan ayaan ahayn kuwa  Casriga ah   Aduunka Maanta  kashaqeeya   balse  waa  Marshuuc  Ganacsi   oo Ujeedo siyaaseed  kuqotoma  waxana  Maslaxadiisu kutiirsantay in  Xunkunka  dalka  aanu marnaba  kasuulin Xisbiga  kulmiye  kaas  oo  Somcable     Keenista Internetka  Koonto  ugu Xidhay  mudo   40 Sanno  ah.

Shirkadan Maafiyada  ah ayaa   jaahwareer Kaqaaday  Guulaha  muuqada  ee  uu Xisbiga Waddani gaadhay taas oo  Somcable  ugadhigan  Dhamaadkeeda Maadama Dalka loofasaxayo, Keenista Internet  Xor iyo Xalaal ah  Lana Jaanqaaday Casriga,   si ay  arintaas  uga  hortagto ayay  durba waxa  ay bilawday  Qoryashaal  ay  Doonaysay in ay   kaga  qayb qaadato Boobka  iyo Dhac ay ladamacsantay  Codbixinta  Doorashada  Somaliland.

 

War Sir ah oo ay Warbaahinta SomalilandliveMedia  iyo Wargeeska Madaxa Banaan  ee kulamaan, ay heleen ayaa  tibaaxaya  in  Qorshe  lagu Dhacayo Severka  Codbixiyaasha  ay Shirkada  Somcable  Dabada  kariixaysay   iyada  oo 25 Tuugta  Hackers  looyaqaano kasoo Kiraysanayas Wadamada   Hindia   iyo Turkay  si ay  Somcable   uga  gacansiiyaan  dhaca  Doorashada  Somaliland.

Shirkada  ayaa  durba  bilawaday  Qorshaha  a Dhagaraysan iyada  oo Gudida Doorashooyinka  Somaliland   ubalan Qaaday Internet  Free  ah  Wakhtiga  Doorashda  lagu jiro    Ujeedka  SomCable  kaleeday  Bixinta Internetka Free-ga ah ayaa in  Dhamaan Goobaha Codbixinta  laga Isticmaalo Khadkeeda Internet  taas  oo  Usahlaysa   Kooxda  Tuugada ah  ee ay Soo kiraysatay  in   Lawareegaan    Computerka  lagu  kaydiyay  Xogta  Codbixiyaasha.

 

Ujeedka Labaad    ee  ay Arintaas  kaleeday Somcable ayaa  ah in   Internetka Kajarto Goobaha   ay  kuxooganyiin Codbixiyaasha Taageersan  Xisbiga Waddani,

Dhawaan ayaanu  Soobandhigaynaa    12 Software  ah  oo  ay Shirkada u Adeegsan doonto   Dhaca  ay  damacsantay,  Goobaha lagaga  Shaqayn Doono  shaqsiyaadka  Shirkada   kamida  ah ee Hawshan Maalgalinaya    Xidhiidhka  ay laleeyiin   Xisbiga Kulmiye  Sidoo  kale waxa  Qaybta danbe    Maqaalkan aad  kaga bogandoontaan  Waxyaaba  kuqasbaya  Shirkada  Somcabel  inay  ficiladan kukacdo  ………… lASOCO

 

Leave a Reply

*