Xisbiga WADDANI Oo Taxay Mujaahidiinta Aan Xilka Ka Qaban Xukuumadda KULMIYE Iyo Duruufa Nololeed Ee Ay La Tacaalayaan Video

Xisbiga WADDANI Oo Taxay Mujaahidiinta Aan Xilka Ka Qaban Xukuumadda KULMIYE Iyo Duruufa Nololeed Ee Ay La Tacaalayaan Video

 

Hargeysa(SLL) Cali Dool Axmed kana mida masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa taxay mujaahidiinta dhiigood u huray Somaliland ee aan wax xilala loo magacaabin intii ay jirtay xukuumada uu gadh wadeenka ka yahay madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Sidoo kale waxaa uu xisbiga Waddani ku amaanay guusha ay ka soo hooyeen gobolada bariga Somaliland waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

 

 

Leave a Reply

*