Halkan Ka Daawo Xildhibaan Dheeg Oo Waddani Ku biirey Iyo Weedho Kulul Oo Uu Muuse Biixi Hawada U Mariyay

Halkan Ka Daawo Xildhibaan Dheeg Oo Waddani Ku biirey Iyo Weedho Kulul Oo Uu Muuse Biixi Hawada U Mariyay

Kulmiye intuu Ummadda soo hor fadhiistey buu yidhi Sicir barar waxba kama qaban karo, Musuq maasuq waxba kama qaban karo, Caddaalad darada iyo Cidhiidhiga aad ku jirtaa waxba kama qaban karo. Meel wax ka qaban karta oo Waddani ah baanu ku biireynaa..” Xildhibaan Maxamed Yaasiin Dheeg oo bustihiisa ka qaatey Kulmiye!

Halkan Hoose Ka Daawo

Leave a Reply

*