War Degdeg ah  Kaydii  Hubka  Fudud  ee Ciidamada  Qaranka  oo Lajabsaday,

War Degdeg ah  Kaydii  Hubka  Fudud  ee Ciidamada  Qaranka  oo Lajabsaday,

War Degdeg ah  Kaydii  Hubka  Fudud  ee Ciidamada  Qaranka  oo Lajabsaday,

 

 

Wararka  ay Heshay Warbaahinta Somalilandlive Media ayaa sheegaya in lajabsaday  Bakhaarada Kaydka Hubka Fudud ee Ciidamada Qaranka  ee Somaliland kuleeyiin Magaalada Hargaysa,  waxana halkaas laga  baxay in  kabadan  600 oo Qoryaha Fudud  ah iyo Qasnado Rasaasta  Fudud  ah

Qoryaha Boobayaasha  looyaqaano PKM  iyo AK47   ayaa  ubadan hubka    lagala baxay   Xarumaha  ciidamada Qaranka   hubkan  oo  ah   mid  fudud  oo  si  dhibyar loo adeegsano  karo ayaa  waxa  muuqata in looga  danleeyay  in  doorashada lagu khalkhal galiyay.

wararka   ay  warbaahinta  somalilandlive  helayso ayaa  tibaaxaya  in hubka loodaabulay  deegaanada  Gabilay hoosyimaad halkaas oo Maleeshiyaad  beelaha  Sacad muuse ahi loodiyaarinayo  in  ay  duulaan hubaysan kuqaadaan maalinta doorashada  deegaanada  beelaha  Reer Nuur, si looga horjoogsado  in  ay  codeeyaan..

waxa   maleeshiyada  abaabulaya   oo horjooge   ka  ah  nin Magaciisa lagu sheegay Cabdi Yusuf Aar oo ay Ilmaadeer Sadexaad  yihiin Musharax Muuse Biixi,Ninka oo sidoo  kale   ah  ganacsade lashaqeeya Shirkada Ina Awsiciid   madbacada Sagal jet ayaa mudaba   ku hawlanaa  Colaad  sokeeye oo laga  rido degmooyinka  Gabiiley ku hareeraysan  ee ay  Beelaha Reer Nuur  kubadan yiin. iyaga oo  kacabsi  qaba in deegaanada   looga  codeeyo Xisbiga Waddani

Cabdi Yusuf  aar, horjooga  Maleeshiyaadka Sacad muuse  ee loodiyaarinayo in ay kuduulaan Beelaha  Reer Nuur Maalint Doorashada

 

dhawaan  isha  kuhay  faahfaahin dhacdandan laxidhiidha    SomalilandLive Media

Leave a Reply

*