Qorsha Dhagaraysan Oo uu Soo Maleegay Ganacsade In Aw Siciid Oo Ay Xukuumadda Jabuuti kudooonaysay In Xabsiga Ugu Taxaabto Ganacsade Axmed Cismaan Geelle (Ina Geelle Arab) Oo Fashilmay Iyo Ganacsade Ina Geelle Oo Fir-xad Hargeysa Ku Jooga.

Qorsha Dhagaraysan Oo uu Soo Maleegay Ganacsade In Aw Siciid Oo Ay Xukuumadda Jabuuti kudooonaysay In Xabsiga Ugu Taxaabto Ganacsade Axmed Cismaan Geelle (Ina Geelle Arab) Oo Fashilmay Iyo Ganacsade Ina Geelle Oo Fir-xad Hargeysa Ku Jooga.

(SLL)-Xukuumadda uu hoggaamiyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wacad ku martey in ay Xabsiga dhigayso Gacanasde Axmed Cismaan Geelle”Ina Geele Arab” haddii uu Jabuuti dib ugu soo laabto. Qorshahan dhagaraysan ee la doonayey in lagu xidho ganacsade Axmed Cismaan Geelle, waxa hal abuurkiisa laha qaswade Ina Aw Siiciid oo kaashanaay Edadii Khadra Xayd, waxaana waaran qabasho ah looga soo jaray Maxakamada Jabuuti. Madaxtooyada Jabuuti iyo ganacsade Axmed Cismaan “Geela Arab”, ayaa waxa hore uga dhaxeeyey xidhiidh qoto dheer oo ganacsi iyo mid saaxiibtinimo , balse hadda xaalku waa uu is badelay oo qaswade ina Aw Siciid, ayaa fidmo gacan ku rimis ah oo uu doonayo inuu kaga takhaluso ka dhex huriyey xukuumadda Jabuuti iyo ganacsade Axmed Cismaan Geele “Ina Geella Arab” Ganacsade.

Axmed Cismaan Geele “Ina Geela Arab”, ayaa waxa waaran qabasho ah u soo jartey Maxakamada Jabuuti, balse markii uu ka war helay shirqoolka qabashadiisa , ayaa wuxuu tigiidh diyaaradeed u goostey dalka imaraadk carabta, isagoo muddo yar kadib -na tigidhkii u bedashay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland,taasi oo u usoo duulay, isagoo ilaa hadda ku sugan. Dhanka kalene waxa gebi ahaan-ba fashilmay qorshihii uu qaswade ina Aw Siciid oo kaashanayay Xukuumadda Jabuuti ay doonayeen in xabsiga ugu taxaabeen ganacsade Axmed Cismaan Geele, ina Geele Arab”
Ujeeda    uu kaleeyay  Khaarajinta  uu  Ina Awsiicd lamaagaynayay  ina Geele Arab   ayaa  ah loolan  ganacsi  oo  kadhexeeya   Ina  awsiciid  iyo Ina Geele Arab  Dhawaan Filo Barinxinta oo Muuqaal  ah  iyo Waraysi aanu Isla Arintaas idiinka hayno
Warka waxa lagu Daabacay Wakaalada Wararka    Madaxa Banaan taas oo Dalka Jabuuti Laga Leeyay

SomalilandLive Media.com

Leave a Reply

*