Mayorka Caasimada Hargeisa Abdurrahman Mahmoud Aidiid (Soltelco) Ayaa Raba Inuu Xaraasho qaybo ka mid Iskuulka Hoose Dhexe Ee Sheekh cali cismaan RIIS iskuulkan oo ku yaala faras maagalada Hargeisa , Lacagta lagu iibinayo iskuulkan Ayaa Ah Malaayiin Dollar lacagtaas oo lagu wado in Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Uu ku Galo Ololaha Doorashada Somaliland , shacabka ku dhaqan caasimada somaliland Ayaa saaka kala Hor tagay mudaharaad salmi ah ilaa hada se lama oga khasaaraha soo gaadhay shacabka walaw ciidamo fara badan goobtaas lagu soo daadiyay
Leave a Reply