Halkan Ka Daaawo Ciyaar yahankii Ugu Horeeyay Ee Soomaali Ah Ee Ka Mid Noqda Ciyaartoyda Koobka Adduunka

Halkan Ka Daaawo Ciyaar yahankii Ugu Horeeyay Ee Soomaali Ah Ee Ka Mid Noqda Ciyaartoyda Koobka Adduunka

Mukhtaar Ali Afgooye Oo dhalashaa Ahaan ka soo jeeda dalka somalia ayaa ka mid noqonaya ciyaar yahankii ugu horeeyay ee koob aduun ciyaara isagoo u ciyaari doona xulka qaranka dalka sacuudi arabia . mukhtaar ali afgooye ayaa ka tirsanaan jiray naadiga Chelsea ee cariga ingiriiska isagoo akhirkii u wareegay naadi laga leeyahay dalka holland a dib u wareegay naadi ka dhisan dalka sacduudi carabia ka dibna uu qaatay dhalashada sacuudiga

Halkan Hoose Ka Daawo 

Leave a Reply

*