War Degdeg ah Xukuumada Kulmiye oo markii ay Dad iyo Duunyaba Liqday Ugaadhii Dalka Libahooda Udhoofinaysa Carabta

War Degdeg ah Xukuumada Kulmiye oo markii ay Dad iyo Duunyaba Liqday Ugaadhii Dalka Libahooda Udhoofinaysa Carabta

War Degdeg ah Xukuumada Kulmiye oo markii ay Dad iyo Duunyaba Liqday Ugaadhii Dalka Libahooda Udhoofinaysa Carabta, kadib marii khayraadkii dalku gabaabsi noqday ayay  Xukuumada Xaalufiya  ee   kulmiye  bilawday in ay  dalka  kadhoofiso  hilibka Ogaadha  iyada  oo Carabta loo iib ganayo,   waxana  Marshuuc Arinta  kusoo  qaatay Wasiiro  iyo Siyaasiin  kamida Xisbiga Kulmiye kuwaas   Wiigiba  Diyaarada  Hilbka Deeradu kabuuxdo udhoofiya  Waddanka  isutaga Imaaraadka Carabta.

 

Odoyo dhaqameedka Carabta ayaa   Hilibka Deerada  ka aaminsan in  Cafimaad Dheeriya laga heliso   iyo in sidoo  kalana  uu Xoojiyo Awoooda  Ragga  Wakhtiga Galmada,  Waana  Sababta hada  suuqa    uyeeshay Hilibka  Deerada  kaas oo ay Xukuumada Xaafuliya  ee Kulmiye  bilawday in ay Dalk Kadhoofiso.

 

Boqolaal Deero ah oo Laga Soo Laayay Banka wayn  ee Tuunyo, Bann Cadayaasha Gobolka Sool  iyo Sanaag

Leave a Reply

*