War Degdeg ah 48 Milyan  oo Dollar oo laga Saaray lacagta dhigaalka ah Qasnada  Dawlada, lana  geeyay Baanka Dhiigshiil  iyo Samsam oo  kuhawlan Faaruqinta Qasnadaha  Dawlada

 War Degdeg ah 48 Milyan  oo Dollar oo laga Saaray lacagta dhigaalka ah Qasnada  Dawlada, lana  geeyay Baanka Dhiigshiil  iyo Samsam oo  kuhawlan Faaruqinta Qasnadaha  Dawlada

War Degdeg ah 48 Milyan  oo Dollar oo laga Saaray lacagta dhigaalka ah Qasnada  Dawlada, lana  geeyay Baanka Dhiigshiil  iyo Samsam oo  kuhawlan Faaruqinta Qasnadaha  Dawlada,

Sida  ay   Ilo-wareedyo   kala  duwan      uxaqiijiyeen warbaahinta Somalilandlive Media waxa   Dhowrkii Cishi ee  wiigan  ugu danbeeyay Wasaarada maaliyadu ku hawlanayd  faaruqinta Qasnadaha  Qaranka   waxana baanka dhexe  ee Dawlada laga  Raray lacag  Xadigeeda lagu sheegay  48 Milyan oo dallar lacagtaas oo  sigaar ah loogu  Kaydsaday   Akoono Shaqsiyaad leeyay kuwaas oo kuyaala Baanka Dhiigshiil.

Rarka Lacagta Baanka Dawlada lagala baxayo ayaa  waxa l00 sababaynayaa Xisbiga kulmiye iyo Xukuumada Siilaanyo oo Yiqiinsaday in  aanay Xukunka Dalka dib ugu soo laabanaynin  waxana  ay taas badalkeeda kuhawlanyiin  in ay   faaruqiyaan  Qasnadaha  qaranka iyaga oo hada  labaxaya  lacagaha  dhigaalka  ah  ee loo qoondeeyay Miisaaniydada  Qaranka ee  2018.

 

Shirkada  dhiigshiil oo iyadu  qayb wayn ka ah  xisbiga Kulmiye  ayaa   Gabaad  siinaysa tuugada kuhawlan dhaca  iyo Boobka hantida Qaranka,

48Milyan  ee Qasnada  Dawlada laga baxay  ayaa  ahayd  intii  ugu danbaysay  ee lacag   kayd  ah taalay Qasnada Dawlada   sida  ilawareeyadu sheegeen

Yeelkeed  ee Xisbiga Kulmiye oo shirkada  dhiigshiil garabsanaya  ayaa  kujira  hanti urursigii ugu danbeeyay

#SomalilandliveMedia

Leave a Reply

*