Muuse Biixi  oo Beertii  oo Xooga  kaga Qaaday Cismaan Dacas isku soo sawiray kuna Jeesjeesay, Baaqa Beesha H. Jeclo

Muuse Biixi oo Beertii oo Xooga kaga Qaaday Cismaan Dacas isku soo sawiray kuna Jeesjeesay, Baaqa Beesha H. Jeclo

Muuse Biixi oo Beertii oo Xooga kaga Qaaday Cismaan Dacas isku soo sawiray kuna Jeesjeesay, Baaqa Beesha H. Jeclo  wakhti aan sii  fogayn ayay   wax  garadka  iyo madax dhaqameedak Beesha Habar jeclo waxa  ay  baaq Culus kasoo saartay Beer uu Muuse Biixi  Xoog  ugaga Haysto  Deegaanka  Gabilay halkaas oo   uu Wakhtgii Dagaalkii Sokeeye  Kaxoogay  Ex  Jeneral  Cismaan Dacas.

Sarkaalan  hawl   gabka ah  ayaa  dhowr  jeer   Codsaday in Beertiisa loosoo   celiyo Muusna Looga Qaado kahor inta aanu   Muuse  Madaxwayne  noqon. Muuse Biixi  ayaa  Muran dhuleed  kala  dhexeeyaa  kudhawaad   15  Qof oo Muwaadinin  caadiya ah  waxana   Arinta  dhulboobka uu bilaabay Wakhtigii  uu Dalka Madaxwayne Cigaal  wasiirka  uga  dhigay.

Muuse Bixii oo Beertii Cismaan  Dacas  kulaafyoona       isaga    iska dhago maray Baaqyo  kala danbeeyay oo ay Madaxdhaqameeda Beelaha Habar Xabuusho  kaga  Dalbadeen  in uu Beertaas  kusoo Wareejiyo  Ex Taliye  Cismaan Dacas

 

Muuse Bixi  waxa  uu hore  udiiday in uu Beesha Habar  Jeclo kuwareejiyo Gudoomiyenimada Xisbiga  kulmiye waxana    uu Muuse kacabsi qabaa  in  Laga  guulaysto  doorashada  Somaliland   labada  2017     kadibna in uu Markale isa soosharaxo  Haduu Nolol  kugaadho  Doorashada Madaxtinimo  ee  2022

 

Leave a Reply

*