Tirda rasmiga ah ee doorashada u dareeri doonta ayaa ay goordhawayd ku dhawaaqeen gudiga doorashadu waana sidan sida ay goboladu u kala codayn doonaan
Maroodijeex 249.299
Togdheer 147.440
Awdal 102.571
Sanaag 80.334
Sool 63.698
Saaxil 60.817
Tirada guud ee codayn doontana waxa ay noqon doontaa 704.089
Leave a Reply