Xisbiga KULMIYE Gabalkisii Dhacey Oo Ka Hinaasay Dhoolatuskii Ballaadhan Ee Xisbiga WADDANI Soo Bandhigay Iyo Koox Waloweyn Ah Oo Lagu Ururiyey Guriga Muuse Biixi + Muuqaal Lagaga Soo Duubey…

Xisbiga KULMIYE Gabalkisii Dhacey Oo Ka Hinaasay Dhoolatuskii Ballaadhan Ee Xisbiga WADDANI Soo Bandhigay Iyo Koox Waloweyn Ah Oo Lagu Ururiyey Guriga Muuse Biixi + Muuqaal Lagaga Soo Duubey…

isbiga KULMIYE Gabalkisii Dhacey Oo Ka Hinaasay Dhoolatuskii Ballaadhan Ee Xisbiga WADDANI Soo Bandhigay Iyo Koox Waloweyn Ah Oo Lagu Ururiyey Guriga Muuse Biixi + Muuqaal Lagaga Soo Duubey…

Hargeysa (SLL)- Xisbiga gabalkiisii dhacay ee KULMIYE, ayaa ka hinaasey cududa taageero ee Xisbiga WADDANI uu ku leeyahay Somaliland iyo bandhig yadii ay mawjadaha taageerayaasha Xisbiga WADDANI soo bandhigeen maanta.

Bandhigan ayTaageerayaasha Xisbiga WADDANI soo baadhigeen ee ay cududooda taageero ee ay u hayaan Xisbiga WADDANI ku muujinayeen , ayaa waxa ka hinaasey dhoola tuskaa uu Xisbiga KULMIYE, isagoo sameeyey muuqaalo la isku keen keeney, oo midkood yahay mid lagu curiyey guriga Muuse Biixi.

Dhanka kalene Xisbiga gabalkiisii dhacay ee KULMIYE ayaa koox wal weyn reer Xamar ah soo ururiyey , kuwaas oo lacag la siiyey, isla markaana la geeyey guriga Musharax KULMIYE Muuse Biixi, iyadoo kooxaasi laga soo duubey muuqaal loo laqimey,kuwaaso oo la leeyahay taageero ayey u muujiyeen Musharax Cirro.

Gunaanadkii Xisbiga gabalkii dhacay ee KULMIYE ayaa ka hinaasey dhoola tuskii ballaadhnaa ee ay taageerayaasha Xisbiga WADDANI kusoo bandhigeen cududa taageero ee Xisbiga WADDANI uu ku leeyahay gobolada iyo degmooyinka dalka.

Leave a Reply

*