Deg-Deg Halkan Ka Daawo Fanaanada Sahra Halgan Oo Qaab Qabyaaladeed Ku Tageertay Musharax Muuse Biixi

Deg-Deg Halkan Ka Daawo Fanaanada Sahra Halgan Oo Qaab Qabyaaladeed Ku Tageertay Musharax Muuse Biixi

Fanaanada sahra halgan oo suntan Halgankii SNM ee somaliland Ayaa qaab qabyaaladeed ku tageertay Musharax Muuse Biixi Abdi iyadoo baraha Bulshada ku faafisay Hadalo ay ku durayso Musharax abdirahman abdillahi cirro fanaanadan oo Facebook live kala hadlaysay bulshada somaliland ayaa si dad badan uga hadashay musharaxa ay rabto inuu talada somaliland ku guulaysto fanaanadan oo ah Mulkiilaha Hoteelka Hido Iyo Dhaqan Ee magalada Hargeisa Ayaa Hore uga tirsanayd xisbiga waddani , ka dib cadaadis badan oo ay kala kulantay xisbiga kulmiye iyo dawlada somaliland iyo besheeda ayay ka baxday xisbigaas iyadoo wakhtigana u xuub siibatay sidii bulshada somaliland ay u tusi lahayd wajigeeda qabyaaladaysan Ee ay ku tageertay Muuse biixi hadaba a halkan hoose kaga bogo qoraal iyo vidoe ay ku baahisay facebook geeda

 

Dhimirka ruuxii ka bukow Dhuuxa xumuhu ka galow Dhagayso weedhahaygaDhalasho kumaan xulan Dhaqankiisaan ku raacay…

Geplaatst door Sahra Halgan op maandag 30 oktober 2017

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Sahra Halgan Ku Faafisay Bogeeda Faceboook

Leave a Reply

*