Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safarkiisii ugu danbeeyay galabta ugu baxay Dalka Itoobiya wakhti Somaliland Doorasho ka dhacayso Usbuuca soo socda

Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safarkiisii ugu danbeeyay galabta ugu baxay Dalka Itoobiya wakhti Somaliland Doorasho ka dhacayso Usbuuca soo socda

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safar shaqo ugu baxay galabta Dalka Itoobiya, iyadoo uu safarka madaxweynaha ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland , Dr Sacad Cali Shire oo safarka ku wehelinaaya Madaxweynaha. waxa kale oo safarka madaxweynaha ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md. Axmed Cali Axmed

Leave a Reply

*